Daawo shir-saxaafadeed: Kenya oo shaacisay Waqtiga ay xirayso xerada qaxootiga ee Dhadhaab
11 May 2016 (Puntlandes) Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga ee Kenya Joseph Nkaissery ayaa maanta shaaca ka qaaday in Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ay xiri doono Dawladda Kenya Bisha November 2016.
Wasiirku ayaa sheegay in Kenya ay dhib badan ky qabto Xeryaha qaxootiga Dhadhaab, taasoo la xiriirta Amnigooda.
Puntlandes.com