DEG DEG-Dhagayso: Madaxweyne Xasan oo ka hadlayey Wareegtadii uu ka soo saaray Hanaanka Doorasho ee lagu Heshiiyey
22 May 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheakh oo shir jaraaid ku qabtay xarunta madaxtooyada saaka ayaa Xeer Madaxweyne in Hanaanka Doorasho uu sidiisa u hawlgalo.
Madaxweyne Xasan ayaa yiri ”waxaan soo saaray Heshiiskii Mada Hogaanka Qaran uu sidiisa ku dhaqan galo”
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay inuu tixgeliyey Heshiiskii WADA-OGOLKA ahaa ee Madasha Wada Tashiga Qaran ee 12kii Apri iyo Baaqyada Beesha Caalamka.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in Doorashada ay sidaas ku Qabsoomayso Xiligeeda uuna dhaqan galayo Hanaankii Doorasho ee lagu Heshiiyey maanta oo taariikhdu tahay 22 May 2016.
Dhagayso shirkii Jaraa’id ee madaxweyne Xasan iyo Wareegtada oo uu Akhrinayo Afhayeenka Madaxtooyada Daauud Aways
Puntlandes.com