Dhagayso: Axmed Diiriye oo ku doodaya inay Beeshiisu Kuraas dheeraad ah ku hesho Muqdisho!!
1 June (Puntlandes) Waxaa maalmihii u dambeeyey ka hadlayey Warbaahinta Soomaalida Gudoomiyaha Odoyaasha Hawiye iyo Afhayeenkooda Xaad iyo Axmed Diiriye iyagoo ku doodayey in Beeshoodu Aqalka Sare Xubno dheeraad ah ugu hesho magaalada Muqdisho oo ahayd Caasimada ummadda Soomaaliyeed .
Dhagayso Axmed Diiriye oo Afka Furtay
Puntlandes.com