Daawo Muuqaal: NO COMMENTS “Madaxda Soomaalida waa nalaku kiin soo BABAARAY”
7 June 2016 (Puntlandes) Wariye Coldoon ayaa si qiiro iyo Geesinimo ku jirto uga hadlay Itoobiya iyo siday Soomaaliya ka dhigatay iyo waliba inay jirin madax Soomaaliyeed oo la hadli kara Itoobiya.
Wariyuhu wuxuu ka hadlay dad shacab ah oo ay Ciidamada Itoobiya ku laayeen Deegaan hoos yimaada magaalada Gashaamo, dadkaas oo gaaraya 43 qof .
NO COMMENTS “Madaxda Soomaalida waa nalaku kiin soo BABAARAY”