Wasiirka Amniga Puntland oo Bosaso lagu soo dhaweeyey

11 June 2016 (Puntlandes)  Wasiirka Amniga Puntland oo dhaawac ka soo gaaray israsaasayn dhexmartay ilaalada Taliyayaashii hore ee Ciidamadda Booliska iyo Birmadka Puntland ayaa maanta kusoo noqday Puntland isagoo in ka badan bil Hawlo Caafimaad ugu maqnaa dalka Jabuuti.

Wasiirka ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladdaha Hoose Axmed Garaasha, Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed wacays, Duqa Degmadda Bosaso Eng Yaasiin Mire Maxamuud iyo qaar ka mid ah Taliyayaasha Ciidamadda Amniga Puntland.

DSC_0391
DSC_0399DSC_0400DSC_0405DSC_0410DSC_0422
DSC_0428DSC_0433DSC_0443
DSC_0462

About The Author