Daawo Video: Kooxdii Villa Xamar oo weerar ku soo ah Puntland

0

Gaalkacyo (Pes): Kooxda Villa Xamar oo dabayaaqadii july ee sanadka balanqaaday in ay ka goynayso Gobolka Mudug Dowlada Puntland kuna dayso Gobolka Galgaduud taasoo ay ka hortimid xukuumada Gaas ee Puntland iyo shacabkeeda ayaa  waqtigan xaadirka ah u soo qalab qaadatay sidii loo burburin lahaa dowlada Puntland.
106culusow1
Habeenkii xalay ayey ku shirsadeen Villa xamar kooxda Xasan Culusoow qowlaysato la doonayo iyo lagu huriyo dagaal iyo colaad cusub. Kooxda Culusoow ayaa u soo diraysa magaalada Gaalkacyo kooxdan la yiri uga soo jara Gobolka Mudug Puntland mudo 45 maalmood gudahood.

470109

Isla maantay ayey ahyd markii ay kooxda Xasan Culusoow Xamar ka lahaayeen anagaa Puntland u soo dirsanayna  maafiyo shidaal ka baarata!! Hada waxaa xigay kooxdan loo soo diaray in ay Puntland ka jarto Gobolka Mudug.

Hadaba su’aal dad badan oo reer Puntland ah isuguna jira wax garab, aqoonyahano iyo indheergarad iswaydiinayaan waxay tahay maxay noqon talaabada ay qaadanayso dowlada Puntland oo ay ky difaacanayso Gobolkeeda Mudug?

Halkan ka daawo video ga

Puntlandes

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *