Shirka Qurba-Joogta Soomaalida-Austraiya oo Lagu Qabtay Melbourne

0

Waxaa magaalada Melbourne ee wadanka Australia ka dhacy, 06/09/2014, kulanka Qurbajoogta Somalida Australia. Waxaa muhiimada shirku ahaa in warbixin laga siiyo bulshada Somaaliyeed ee ku nool halkaa shirkii ka dhacay dalka Turkiga, magaalada Istanbul 20-21 June 2014 iyo in wada tashi la la yeesho jaaliyadda Australia si dalka Australia hir-gelin lahaa faraca Ururka Qurbajoogta Soomaaliyeed.

 

Shirka waxa lagu marti-qaaday oo ka soo qaybgalay qaybaha kala gedisan ee bulshada Soomaaliyeed aqoonyahano, culamaa’ diinta, ganacsato, arday iyo dhalinyaro
Halkan ka doowo Video

Daawo Sawiro
119

120

121

122

124

 

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *