Daawo sawirada halka uu marayo dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Bur Saalax – Waxna ku darso oo ka qaybqaado Khayrka

Waxaa Magaalada Bursaalax si xawliya uga socda dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Magaalada Bur Saalax.

Walaalaha muslimiinta waxaa laga codsanayaa in ay ka qaybqaataan dhismaha Masaajidkan. Naftaada ka Qaad oo Naftaada u Qaad weeye sadaqadani.

Qofkii wax la baxaayow oo ku sadaqaysanaya allah hortiis rabana in uu ka qaybqaato dhismaha Masaajidkaas, fadlan, waxaad ku aadisaan cinwaanadaan hoose:

 

1) Shiikh Muuse Yuusuf Xaaji, Tel. No. +25290-7799913 – Bur Saalax.

 

2) Xasan Yaasiin Sugulle, Tel. No. +25290-7796988 – Boosaaso.

Daawo sawiradii ugu dambeeyey ee dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Magaalada Bur Saalax
SAM_2734

SAM_2736

SAM_2738

SAM_2740

SAM_2742

SAM_2743

SAM_2746

SAM_2747

SAM_2750

SAM_2751

SAM_2753

SAM_2754

SAM_2756

SAM_2757

SAM_2758

SAM_2759

SAM_2760

SAM_2761

SAM_2762

About The Author