Dhagayso: Dibad baxyo looga soo horjeedo Somaliland oo kadhacay Dhahar
20 July 2016 (Puntlandes) Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan ee Puntland ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedey ciidanka Somaliland ee ku sugan qaybo ka mid ah Gobolkaasi, laguna taageerayey dowladda Puntland iyo ciidankeeda Gobolka kusugan.
Hadaba dhagayso Warbixin dheer oo uu ka diyaariyey Radio Daljir
Puntlandes.com