Dhagayso: Ardayda Soomaalida oo uu Saameyn ku Yeeshay Afganbigi Turkiga

24 July 2016 (Puntlandes) Dowlada Turkiga ayaa Xirtay in ka badan 2,000 oo xarumood uu lahaa Imam Fatxullah Guleen oo ah wadaad ay dowlada Turkigu ku eedeeysay inuu ka danbeeyey Cinqilaabkii dhicisoobay ee ka dhacay Turkiga.

228-2e2

Dowlada Turkiga ayaa la sheegay inay Ciidan Boolis ah ay gaysay Xarumahaasi si ay u xiraan Xarumo kala ah Jaamacado, Guryaha ay dagaan ardayda, hoteelo, goobo Caafimaad, iyo xarumo hey’ado samafal kuwaas oo hoos tageyey Ururka wadaadka.

Goobaha la xiray ee kala ah guryaha ardayda iyo goobaha waxbarasho ayaa waxaa wax ka baraneyey qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author