Akhriso wixii ka soo baxay shirkii golaha wasiirada Puntland ee maanta
Maanta oo ay taariikhdu tahay 11 bisha Sep 2014 waxaa xarunta Madaxtooyadda Dawladda Puntland ku shiray Golaha Wasiirada ee Dawladda Puntland shirkaas oo Khamiis’le ah.
Iyadoo dood dheer iyo falanqeyn laga yeeshay xaaladda dalka guud ahaan , ka dib waxaa ka soo baxay qodobada hoos ku qoran.