Daawo Video-dhagayso: Prof Galayr oo Wafdi u diray Somaliland iyagoo wadahadal kula galya magaalada Caynaba oo ay iminka ku sugan yihiin
5 Aug 2016 (Puntlandes) Wasiirka Warfaafinta Maamulka Prof Clai Khaliif Galayr ee Khaatumo ayaa sheegay wafdi u u Direen Dhinaca Somaliland Waftigaasi ayaana ka kooban Wasiiro iyo Siyaasiyiin Horay Xilal uga soo Qabtay Maamulka Khaatumo.
1 Wasiirka Aminiga Khaatumo Kayse Abdi Yuusuf
2 Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Ismail Shabac
3 Ex Wasiirkii Hore Arimaha Yaasiin Axmed Sulub
4 Ex Xildhibaan SSC Hore Xariir Awcali
5 Qurba Joog Bahir Mahdi Xubnin
6 Caaqil Axmed Xasa X Cumar( Xubni)
Waftigani ayaana Caawa Ku sugan Degnada Caynaba Waxaana Lagu Wadaa inay Kulamo Hordhac ah ay la Qaadan Doonaan Wasiiro ka Tirsan Maamulka Somaliland oo Bari Halkaasi imaan Doona.
Guud ahaan Buuhoodle ayaana Caawa Siwayn Hadal Hayaa Waftigaasi Khaatumo ee u Talaabay Dhinaca Somaliland” Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali ayaa Sidoo Kale sheegay inay Waftigani ku Baxeen Amar Ka soo Baxay Madaxtooyada Maamulka Khaatumo.
Puntlandes.com