Daawo Video: Jawaari oo ku soo baraarugay gefkii uu yiri isagoo aan is ogayn, inkirayna in uu Gefay

130

Baydhabo(Pes): Gudoomiyaha gollaha DFS Jawaari oo shalay hadal ka jeediyay shirka Baydhabo ka furmay ayaa ka hadlay hadal warbaahinta si qarsoodiya uga duubtay isagoo si wayn ugu gafay shacabka nabada jecel ee Puntland wuuna inkiray in uu yiri hadalkaas Gefka ku ahaa reer Puntland

Quburada arimahan ka faalooda ayaa laga soo xigtay in ay suurtagal tahay in uusanba ogayn markuu Gefkaas ku hadlayey oo laga yaabo in miyirkiisa….

Waxgarad reer Puntland oo la soo xiriiray warbaahintan caalamiga ah ee Puntlandes ayaa ayaa ka dalbaday Jawaari haddii uu abaalkiisu saas yahay in rarto dadkiisa uu u doodayo geystana meeshuu rabo kana kaxaysto Dhulkayaga.

 

 

Halkan ka daawo inkiraada qaawan ee Jawaari

Puntlandes.com

About The Author