Daawo Video: Ganacsatadda Bay iyo Bakool ee Gaalkacyo oo ka hadlay Gefkii Jawaari

130

Gaalkayo (Pes): Laba cisho ka hor ayey ahayd markii  ay warbaahinta qaarkood heleen muuqaal gudoomiyaha Barlamaanka DFS Maxamed Sheikh Cismaan jawaari oo sheegay a in ganacsata gobolada Bay & Bakool ee ku nool Puntland lagu hayo tacadiyo baaxad leh oo laga dhigay wax shabaqle lagu guro iyo wax u carara Maamulka Xaafadeedka Baraxleey.

Jawaari ayaa markale la hadlay warbaahinta isagoo inkiraya in uu sidaa u yiri hadalka  hadaba nala daawada qaar ka mid ah ganacsata Gobolada Bay & Bakool ee ku nool Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo iyo kuwa ku nool Caasimada Puntland ee Garowe  oo arintaas ka jawaabay.

 

Halkan ka daawo Ganacsatada Digil iyo Mirifle ee Magaalada Gaalkacyo

Halkana ka doowo kuwa Caasimada Puntland ee Garoowe

Puntlandes.com

About The Author