Dhagayso: Carte oo Diiday Qodobo ka Mid ah Heshiiskii Madasha
11 Aug 2016 (Puntlandes) Raysal Wasaare kuxigeenka DFS Maxamed Cumar Carte ayaa waraysi uu siiyey VOA ku shegay inuusan ogolayn Qodob go’aankii kasoo baxay Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee dhawaan kusoo gabagaboobay magaalada Muqdisho.
Carte ayaa sheegay in lagaRa’yi batay isaga Qodobka qaybsiga kuraasta Aqalka Sare ee khuseeya Xubnaha Somaliland, isagoo sheegay inuu doonayo in la saxo Qodobkaas Shirka dambe ee Madasha
Dhagayso Carte
Puntlandes.com