Wasiirka Ganacsiga oo Cashar lama ilaawaan ah loo dhigay

130

Waxaa maalmihii u dambeeyey soo ifbaxay muran u dhexeeya Rugta Ganacsiga Puntland iyo Wasiir Soocadde Wasiirka ganacsiga Puntland. Baarlamaanka Puntland ayaa soo kala dhexgalay Ganacsiga Puntland iyo Wasiir iyagoona Go,aan kama dambeys ah ka gaaray.

Guddiga Hawlaha guud, ganacsiga yo kaabayaasha dhaqaalaha ee Baarlamaanka ayaa kulan ay u fariisteen oo ay ku dheysteen muranka Wasiirku geliyey hay’adda waxay soo saareen maalintii shalay laba qodob oo muhim ah kuwaas oo wasiirka ugu baaqaya in uu sharciga ku soo laabto awood aanu lahayna doonin.

 

Halkan Hoos Ka Akhriso Go,aanada  Gudiga Baarlamaanka

189

190

 

Puntlandes.com

About The Author