Daawo Video: Cali Khaliif Galayr oo magacaabay golihiisa wasiirada

 

194

Madaxweynaha Khaatumo Prof cali Khaliif Galayr  ayaa Magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Khaatumo. Galyr oo ku sugan xaruntiisa Toga Eerigo ayaa shaaca ka qaaday magacyada xubnaha uu magacowday isagoo intaa ku daray inuu wixii dhiman soo dhameystiri doono. Gaar ahaan wuxuu shegay in uu soo wado 1 wasiiruk Dowle iyo xayn wasiir ku xigeeno ah

 

Halkan ka daawo

Puntlandes.com

About The Author