Dhagayso: Waxgaradka Buuhoodle oo Taageeray Baaqii Isimada Dhulbahante ee ahaa qaadacaada wadahadalka Soomaaliland
14 Aug 2016 (Puntlandes) Waxgaradka iyo Odayaasha magaaladda Buuhooodle ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaaladda Buuhooodle waxay ku taageereen Baaqii ay ku sheegeen Isimada Deegaanada SSC ee Puntland inay kaga soo horjeesteen wada hadalka dhowaan dhexmaray Kooxda Cali Khaliif Galayr iyo Somaliland.
Shalay ayey ahayd markii 10 Isin oo ka mid ah Isimada Beelaha SSC, iyagoo si wayn uga soo horjeestay kuna tilmaamay Galayr nin aan matalin dadka SSC kuna baaqay shirwayne ay beeshu isugu timaado, halkan ka daalaco
Dhagayso Waxgaradka Buuhoodle
Puntlandes.com