BREAKING NEWS: VIILA SOMALIA OO HOOBIYAYAAL LAGU WEERARAY

21 Aug 2016 (Puntlandes) War hadda Warbaahinta Puntlandes  kasoo gaaray magaalaga Muqdisho ayaa sheegay in goor dhawayd Hoobiyayaal lagu weeraray Villa Somalia.

226-3

Warka ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 Hoobiye ay ku dhaceen agagaarka Villa Somalia.

Kooxda Alshaab oo loo malaynayo inay ka dambayso weerarkan ayaa waxay waxay tani muujinaysaa awooda ay Maalin cad ku weerari karaan Fadhiga madaxweyanha DFS ee Villa Somalia.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes .com

About The Author