Dhagayso: Eng Camey ”Wadashaqayn Amni nagama dhaxayso DFS, Galmudug & Somaliland”
23 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo waraysi siiyey VOA ayaa mar kale ku baaqay in dadweynaha ay la shaqeeyaan Ciidamada Amniga si looga hortago weerarro argagixiso.
Eng Camey ayaa waxa uu si cad u sheegay inaan wadashayn Amni aysan Puntlamd kala dhaxayn Dawlada Federaalka Soomaaliya, Somaliland iyo maamulka Galmudug, isagoo intaas kusii daray hadaanu wadashaqayn leenahay lama soo dhexmareen.
Dhagayso madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Camey
Puntlandes.com