Daawo Video: 3 Gobol & Bar ayaa 16 Kursi lagu helay Sadbursi kalena waa la doonayaa!!!
23 Aug 2016 (Puntlandes) Iyadoo lagu heshiiayay in 18kii Gobol mid kastaa ka qaato aqalka Sare 3 kursi ayaa waxaa taas si cad u diiday madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo rabay in Beeshiisa ay Sadbursi ka hesho Aqalka Sare.
Xasan Sheekh ayaa Galmudug oo ay Beeshiisa Hawiye dagto siiyey 8 kursi, iyadoo Galmudug ay ka koobantahay Gobol iyo bar ayna xaq u lahayd 4 kursi halka uu labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu siiyey 8 Kusi iyagoo xaq u lahaa 6 Kursi. Hlkaas beesha waxaa 3 Gobol iyo bar lagu qaatay 16 Kursi oo Aqalka Sare ah.
Dadka Soomaaliyeed ayaa iminka waxay la yaababan yihiin waxa Beesha Hawiye ka maqan oo ay raadinayso?
Puntlandes.com