BREAKING NEWS: Madaxtooyadda Puntland ee Gaalkacyo oo Wariyayaasha looga yeeray
24 Aug 2016 (Puntlabdes) Madaxtooyadda Puntland ee Gaalkacyo ayaa waxaa iminka ku sugan oo looga yeeray Wariyayaasha ka hawlgala magaalada.
Qaraxyadii khasaaraha badan dhaliyey ee Magaalada Gaalkacyo ka dhacay Axadii ay bishu ahaud 21ka kadib ayaa waxaa magaalada soo gaaray Wafdi balaaran oo uu hogaaminayey madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Camay oo Talaadadii shalay ahadyd soo gaaray.
Dhanka kale waxaa maanta soo gaaray Gaalkacyo Wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, horayna.
Waxaa la filayaa inay dawlada Puntland ay maanta dadka la wadaagto natiijada Baaritaankii Qaraxyadii Gaalkacyo.
Wararka kasoo baxa kala soco Warbaahinta Puntlandes