Dhagayso: Daladda Punsaa oo cadaysay inaan waxba lagala socod siin shirkii Federaaldiidka ee Garowe

240
130

Garowe(Pes) Shacabka Puntland ayaa wali waxauy qaadan laäyihiin shirkii Federaaldiidka ee xukuumada Dr Gaas ogolaatay in lagu qabtay Caasimada Garowe.

Gudoomiyaha Daladda ay ku midaysan yihiin ururadda aan dowliga ahayn ee Puntland (PUNSAA) Nuur Shire Cismaan ayaa sheegay inaysan waxba kala socon shirkan isla markasna uusan macne badan u lahayn umadda Puntland ku nool.

Halkan ka dhagayso waysi uu Radio Garowe ka qaaday Nuur Shire Cusmaan

 

Puntlandescom

About The Author