Dhagayso: Cabdi Qaybdiid oo Puntland u Hanjabay

247

130

Hogaamiyaha Xaafada Baraxleey Cabdi Qaybdiid oo Dowlada Pubtland ayaa waraysi uu galabta siiyey BBC laanta afsoomaaliga wuxuu ka been sheegey Xayiraada Puntland saartey.

Cabdi Qaybdiid ayaa ku goodiyey in uusan shaqayndoonin Garoonka Cabdulahi Yuusuf Airport

Dhowaan ayay ahayd markii Hogaaniye xaafadeedka  Qaybdiid oo kaashanaya Xasan Sheikh ay sheegeen iney maamul u samaynayaan Gobolada dhexe iyagoo sheegtey Gobolka Mudug inuu ku jiro Maamulkaas. Qaybdiid ayaa waxaa lagu xusuustaa ”Fad ama ha fadin waa lagu fadsiin”

 

Halkan ka dhagayso Hogaamiyaha Xaafada Baraxleey Cabdi Qaybdiid

Puntlandes.com

About The Author