Akhriso NISA oo Amartay inaan Hub lagu dhex qaadan karin Muqdisho
11 sept 2016 (Puntlandes) War Qoraal ah oo kasoo baxay Taliska NISA ayaa lagu Amray in aan magaalada muqdisho lagu dhex qaadankarin Hub, Marka laga reebo ciidamada sugaya Ammaanka magaalada Muqdisho ee Booliska iyo NISA.
Amarkan ayaa si gaar ah ugu socotaa Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee leh Ciidanka gaar u ah kana dhex shaqeeyaan magaalada Muqdisho.
Puntlandes.com