Akhriso: Warqadii Dacwada ahayd oo Cabdi Waybdiid ku dacweeyey Puntland

Waxay ahayd 21 kii sebtember 2014 markii hogaamiyaha maamul Xaafadeedka Baraxleey Cabdi Qaybdiid uu idaacadaha ka sheegay in uu dacweeyey dowlada Puntland isagoo ku dacweeyey xasan Culusoow Villa Wardhiigleey oo ay isaga isku koox ka tirsan yihiin iyo Beesha Caalamka. Qaybdiid wuxuu ku hanjabay haddii aan sedex cisho wax looga qaban cabashadiisa in uu tilaabo qaadayo iyadoo ku egtahay waqtiguu qabtay 24 ka sebtember 2014.

 

halkan ka akhriso warqadii dacwada ahayd ee Qaybdiid qoray

267

268

269

Puntlandes.com

About The Author