Dhagayso: ”Baarlamaanka ayaan horgeynaynaa Sharciga Xuduuda” Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud
Xamar (Pes): Xildhibaan ka tirsan baarlamanaka dowlada Xasan Culusoow ee Villa Wardhiigleey ayaa dabolka ka qaaday in ay acbuucyada soo socda ay horgendoonaan baaarlamaankooda si uu u jeexo ama u sameeyo Xuduuda ”Puntland iyo Xaafada Baraxleey,
Labo Garoon iyo sadexba waa qaadi kartaa Magaalada Gaalkacyo ayuu yiri xildhibaanku. Isagoo intaa ku daray in ay muhiimada tahay isfahan
Halkan ka dhagayso