Warkii ahaa in madaxweyne Gaas u magacaabay Sureer Safiir oo been abuur noqday
24 sept 2016 (Puntlanded) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay qortay war been abuur ahaa oo lagu sheegay in madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed cali Gaas uu Safiirka Itoobiya u fadhin doona Puntland uu u magacaaby Sureer Abshir Muuse.
Hadaba waxay Warbaahinta Puntlandes raali galin ka bixinaysaa warkaas been abuurka ah ee ay daabacday