Akhriso: Safaaradda Soomaaliya ee Hidinya oo War kasoosaartay xukunkii maxaabiista Soomaaliya
Safaaradda Soomaaliya ee dalka hindia ayaa soosaartay war ay ku beeninayso, warar isa sootarayey maalmahaan oo sheegay in 50wiil oo Soomaaliya lagu xukumay dil, kuwaas oo ay maxkamadi ku xukuntay in ay yihiin Burcad badeed.
Safaaradda ayaa sheegtay in aysan wali jirin, wax xukun ah oo dhacay ayna wali socoto dacwadda dhagaysigeedii, oo go’aanka ugu danbeeya la heli doono wixii ka danbeeya 30bishaan September, oo maxkamadda la horgaynayo waraaqaha qirashada dhalinyarad, lagana yaabo in ay wakhti dheeri ah sii qaadato.
Akhriso