Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday in ay abaaro wadanka ka jiraana iyo Roobdoon.
Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta oo saxaafadda la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in loo baahan yahay Roobdoon guud, oo laga qabto dhamaan dhulka Puntland iyo Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay i ay wadanka ka jirto biyo la’aan iyo abaar, waxaana uu sheegay in ay tahay xiliga ilaahay loo noqdo, lagana dalbado danbi dhaaf iyo irzaaqad xalaal ah.
Dhagayso