Dhagayso: Cabdi Qaybdiid ”Anagaa xirnay Garoonka Cabdulaahi Yuusuf”

130

Gaalkacyo (Pes):  Hogaamiye Xafadeedka Baraxleey  ee Koonfurta magaalada gaalkacyo Cabdi Qaybdiid ayaa waraysi uu sii VOA somali wuxuu ku sheegay in ay xireen Garoonka Cabdulaahi Yuusuf ” waana uu xiran yahay Garoonku anagaa xirnay”., isaga oo ku sugan Cadaado oo uu maanta ka soo dagay isagoo hub iyo lacag in dagaal looga huriyo Gaalkaco Xamar looga soo raray.
Hogaamiye Xafadeedka Baraxleey ayaa intaa ku daray in ay kala yihiin Garoon Qaran oo dadka ka wado dhaxeeya laakiin ay Puntland isa siisay iyo mid dad gaar ah oo ganacsato ah samaysteen oo kaayaga ah. Kan Qaranka, Garoonka Cabdulaahi Yuusuf anaga reer Baraxleey ah iyo reer Puntland, waa in aanu wado maalulaa oo aanu ka wada tashanaa, haddii kale socon mayso.

Qaybdiid ayaa ka digay dagaalka uu isagu gadaal ka riixayo wuxuuna ”waxaan u digayaa  dadka reer Gaalkacyood dagaal meel kale laga soo waariday” Wuxuu Qaybdiid ula jeedaa Xamar.

Halkan ka dhagayso waraysigii VOA la yeelatay Qaybdiid

Puntlandes.com

About The Author