Garoowe: Saxaafdda oo looga Yeeray Madaxtooya Dowladda Puntland
Magaaladda Garoowe waxaa maanta Xarunta madaxtooya looga yeeray, Saxaafadda iyada oo la filayo in uu Madaxweynuhu ku dhawaaqo Aqalkii sare ee Dowladda Federaalka.
Aqalka sare oo xiisad badan ka abuuray magaaladda Garoowe iyo guud ahaan Puntland, ayaa la filayaa in maanta lagu dhawaaqo 22xubnood.
Lasoco wixii Sookordha.