War degdeg ah: Golaha wasiirada iyo saraakiisha amniga dowlada Puntland oo shir u socdo
Golaha wasiirada iyo saraakiisha amniga dowlada puntland oo isugu yimid shir aan caadi ahayn kaasoo iminka uga socda xarunta madaxtooyada dawlada puntland. Shirkaas waxaa looga hadlayaa amniga dawlada puntland khaasatan xiisada ka taagan Gobolka Mudug.
Shirkaas oo faahfahsan iyo qodobada kasoo baxo waxaad kula soconaysaan wararka
yaga danbe ee Puntlandes.com
Xafiiska Gaalkacyo
Puntlandes.com