Berito oo la filayo in la shaaciyo magacyada dadka u tartamaya Aqalka sare
7 sept 2016 (Puntlandes) Maalinka Beri ah oo ay bishu tahay 8 okt 2016 ayaa waxaa la filayaa in la shaaciyo magacyada dadka u tartamaya ama Musharixiinta u ah Aqalka Sare.
Waxaa la fialyaa in isku waqti laga wada shaaciyo dhamaan Dawlad Goboleedyada. Waxaana la shaacinayaa ugu yaraan laba Mushara xubtiiba laakiin waa u fasaxan yihiin inay soo gudbiyaan ka badan Xubintiiba.
Puntlandes.com