Dhagayso: Akhris Xubnihii Aqalka Sare u tartamaya ee Puntland oo lagu dhawaaqay
8 okt 2016 (Puntlandes) Xubnaha Aqalka sare ee Puntland oo aad loo sugayey ayaa caawa Fiidkii looga dhawaaqay Madaxtooyadda Puntland, iyadoo uu Saxaafadda u akhriyey Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Qoraan Jecel.
Xubnaha ayaa waxaa ay noqonayaan kuwo u tartami doona xubinimada Aqalka Sare oo ay Puntland ka heshay 11 Xubnood
- Cumar C/rishiid Cali iyo Aamina Aadan C/laahi
- Yaasiin Cabdi Biixi iyo Zaynab xaaji Biixi
- C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole iyo Cabdi Mahdi Cabdi Cismaan
- Siciido Xasan Cismaan, Axmed Maxamed Cabdille, Siciid maxamud Aadan Maxamed iyo MAxmuud Cali Bile
- Hodan Maxamuud Cismaan, Axmed Maxamed Maxmuud, Caydiid Saleebaan xaashi iyo Axmed Maxamed Faarax
- C/rizaaq Cismaan Xaaji Juriile iyo Hodan Ismaaciil Cilmi
- Xamuud Axmed Maxamed iyo Faadumo Siciid Maxamed
- Mahad Cabdalla Cawad, Maxamed Siciid Xirsi Moorgan iyo Maxmuud Cali Siciid
- C/xakiin Axmed Xaashi, Mahad Daahir Shiikh Nuur iyo C/khadar Faarax Shaaciye
- Cali Ismaaciil Cabdi geer, Shukri C/Lahi Maxmuud iyo Faarax Cali Xuseen
- C/salaan Xaaji Maxamed dheere, Siciid Maxamed Cali iyo Faarax Cawad Jaamac
Dhagayso codkii