Akhriso Beelaha ay ka soo jeedaan Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Puntland
8 okt 2016 (Puntlandes) Xubnaha Aqalka sare ee Puntland ayaa caawa Fiidkii caawa 8 okt 2016 looga dhawaaqay Madaxtooyadda Puntland, iyadoo uu Saxaafadda u akhriyey Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland Qoraan Jecel.
Xubnahan u tartamaya Aqalka Sare qaybtiisa Puntland oo 11 Kursi ayaa waxay isugayntoodu dhan tahay 30 Xubnood oo 5 kaliya ay Haween yihiin una dhiganta 16.7%. Puntland ayaa waxaa laga doonayaa inay Aqalka Sare ay 3 Xubnood ka yimaadaan.
Hoos ka akhriso Beelaha ay ka soo jeedaan Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Puntland
- Cumar cabdirashiid, Aamina Aadan Beesha Cismaan Maxamud Maajeerteen
- Yaasiin Cabdi Seed, Seynab Xaashi Ciise Beesha Cumar Maxamud Maajeerteen
- Cabdiraxmaan Faroole, Cabdi Mahadi Beesha Ciise Maxamud Maajeerteen
- Siciido Xassan Cismaan, Axmed Tigaana, Siciid Maxamuud Aadan, Maxamed Maxamuud bile Beesha Warsangeli
- Hodan Maxamuud Cismaan, Axmed Maxamed Maxamuud, Caydiid Saleebaan Xaashi, Axmed Maxamuud Faarax.
Beesha Dhulbahante - Abdirisaaq Juurile, Hodan Ismaaciil Cilmi Beesha Dishiishe
- Maxamuud Axmed Maxamuud, Faadumo Siciid Maxamed Beesha Cali Saleebaan Maajeerteen
- 8.Mahad Cabdale Cawad, Maxamed Siciid Xirsi Moorgan,Maxamud Cali Siicid
Beelaha Cabdiraxiin Maajeerteen iyo Dir Iyo Carab Maxamud Salax - Mahad Daahir Sheekh Nuur, Cabduqaadir Shaaciye, Cabdixakiin Axmed XaashiBeelaha Yuusuf daarood (Awrtable) reer Maxamud Maajeerteen iyo Wabeeneye Maajeerteen
- Cali Ismaaciil Cabdi Giir, Shukri Cabdulaahi Maxamuud, Faraxaan Cali Xussien Beesha Tenaada Daarood (Leelkase)
- Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere, Faarax Cawad, Siciid Maxamuud Cali.
Beeesha dhulbahante
Puntlandes.com