Dhagayso: Maareeyaha (Abadiyanka) Garoonka diyaaraha Cabdulahi Yuusuf oo sheegay in Garoonka sidii caadi ahayd uu u shaqaynayo

130

Gaalkacyo (Pes): Garoonka diyaaraduha ka haadaan C/llaahi Yuusuf Airport ee Caasimada Gobolka Mudug Gaalkacyo ayaa maanta hawlihiisii shaqo ay ahaayeen kuwo caadi ah, una socday sidoodii hore oo aysan wax isbedel ah ku imaan.
Maareeyaha aan xilka ka dhicin tan iyo 1991 dii ee Garoonka diyaaraduhu ka haadaan  C/laahi Yuusuf Airport Siciid C/riximaan Dhegoweyne ayaa waxaa uu sheegay maanta oo Jimce ah garoonka in ay ka soo degeen diyaarado ganacsi iyo kuwa Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ay leedahay.

Maareeyaha aan xilka ka dhicin tan iyo 1991 dii C/laahi Yuusuf Airport ayaa sidoo kale sheegay in maalinta bari ah oo sabti ah soo dagi doonan diyaarado badan oo jadwal ahaan maalinta sabti ah soo daga.

Halkan ka dhagayso Maareeyaha aan xilka ka dhicin tan iyo 1991 dii


Sawirada Garoonka ee maanta halkan ka daawo
328

327

326

325

Puntlandes.com

 

About The Author