Dhagayso: Shacabka Xaaafadda Baraxleey oo ka Barakacay halkaas

11 okt 2016 (Puntlandes) Barakac xooggan ayaa laga soo sheegayaa Xaafadda Baraxkeey ee Koonfurta magaalada oo uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

231-6a6

Shacabkaas ayaa ka qaxay cabsi ay ka qabaan dagaalka iyo dhiilada Colaadeed aee uu ka shaqeeyey maamulkooda Galmudug kadib markii ay weerar ku soo qaadeen Maxjar ay Puntland ka dhisay Koonfur Galbeed xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland.

Dadka qaarkiis ayaa sheegay inay u Barakaceen degeen meelo banaan ah oo aan Geed lahayn magaaladana ka baxsan oo aad u kulul.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author