Wasiirkii Dekadaha, Gaadiidka Badda & La Dagaalanka Burcad baddeedka oo xilka laga qaaday masuul xusubna loo magacaabay
13 okt 2016 (Puntlandes) Wareegto kasoo bsxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gass ayaa xilka looga qaadey wasiirkii Dekadaha, Gaadiidka Badda & La Dagaalanka Burcad baddeedka Cabdulahi Jamac Salax waxaana xilkaas uu nadaxweyne Gass u magacaabay Saciid Maxamed Raage.
Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka Badda & La dagaalanka Burcad badeedka ee Dawladda Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa saaka loo dhaarshay xilkaas.
Puntlandes.com