Dhagayso: Xasan Culusoow oo Ruqsaynaya Wasiirkiisa Koowaad
Waraysi ay VOA somali la yeelatay Xasan Culusoow Madaxa Villa Wardhiigleey ayuu si aan leex leexleexad lahayn u sheegay in ay iskhilaafsan yihiin Wasiirkiisa koowaad ayna kala aragti duwan yihiin. Wuxuuna intaa ku daray in ay si sharci ku kala bixidoonaan isagoo ula jeeda in Baarlamaankiisu carinayo sidii Saacid.
Sheekada Villa Xamar taalaahi waa ”kana siib kana saar”
Halkan ka dhagayso Xasan Culusoow