AKHRISO MAGACYADA DADKII SHACABKA AHAA EE UU KISMAANYO KU XASUUQAY AXMED XAASHI OO IMINKA KA MID MUSHARIXIINTA AQALKA SARE
17 2016 (Puntlandes) Waxaan la qaadan karin in Soomaaliya oo loo haystay in dib loo soo celinayo dawladnimadeedii ay DAGAAL OOGAYASHU bur buriyey loo ogolaado inay Xubno ka noqdaan Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya gaar ahaan Aqalkiisa Sare, waana DAGAAL OOGAYAASHII XASSUQA iyo BARAKICINTA u gaystay ummadda soomaaliyaeed.
Sawirka kore waa gacan ku dhiigle AXMED XAASHI oo shacabka aan waxba galabsan ku XASUUQAY magaalada Kismaanyo Dec 1992dii, iminkana ka mid ah Musharixiinta Aaqalka Sare ee dawlada Jubaland!!!!
Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay go’aansatay inay ummadda Soomaaliyeed usoo bandhigto dadkii shacabka ahaa ee uu magaalada KISMAANYO ku XASUUQAY AXMED XAASHI, kuwaasoo ka koobnaa Hogaamiye Dhaqameed, Nabadoono, Odoyaal, Waxgarad, Aqoonyahano, Dhaloinyaro, Haween iyo caruur kana koobnaa 187 qof.
XASUUQA ayaa bilowday 7 Dec waxaana laga soo gaaray 18kii oo ciidankii Canada ka soo gaareen magaalada Kismaanyo waana kuwan dadkii ALLAHA U NAXARIISTEE uu XASUUQAY gacan ku DHIIGLE AXMED XAASHI intii aan helay magacyadooda:
1-Abdi Yusuf dhuux
2- Hashi farah Anbaar
3 Abdikarim Ahmed
4. Chief dhuh Ahmed salah
5.Abdi Ahmed salah
6.Sugulle ahmed Mohamed
7.Mohamed Olad Isse Karshe
8.Yusuf Dahir Ali
9.Farah Ahmed salah
10.Ahmed Abdullahi Mire
11.Ali Omar osman
12.Mohamed Abdirizak Hersi
13.Mohamed dahir nur
14.Jama adeer
15.ali warabe garoon
16.Mohamud Ahmed asayr
17.Hasan Dahir Ali gaban
18.MOhamud Farah Osman
19.Mohamud Musse Sugulle 20.Ainab Mohamud siyad
21.Farah Aden Hassan 22.Abdullahi Isse
23.Abdullahi Tuniyow 24.Yusuf handhur
25.Dr Mohamud Mohamed Abdi 26.MS Fadumo musse Sugulle
27.MS Ruqia Musse Sugulle 28.Abdullahi Isse Samantar
29.Ina abdullahi Isse samantar 30.Abdullahi Said samantar
31.Ina Abdullahi said samantar 32. Abdi Hassan farah
33.Abdullahi haji Yusuf(Gurey) 34. Hassan farah samantar
35.Abdi garas haji 36. M Aden
37.DR Abdullahi Sheikh Ali (Goobe) 38. Haji Mire Yusuf musse
39.Haji Ibrahim garabyare 40. Dr Abdulkadir Abshir Mohamed
41.Prof Abdullahi Abdi Warfaa 42. Mohamed Musse jama
43.Mohamed ismail Ali 44. Said Mohamud abdalla
45.Moalim Awil Mohamed yusuf 46. Haji isse Khayre Ali
47.Sheikh Said Mohamed Mohamud Siqe 48. Abdullahi Ali Abdulle
49.Abdi Mohamud Mohamed 50. Mohamed Aden warsame
51.MS Asha Bixi 52. Gabar yar oo ay dhashay Asha Bixi
53. Mohamed farah 54. Jama farah Barre
55.Mohamed Hersi Rug 56. Sugulle Hashi Nur
57.Abdirashid Abdullahi said 58. Yusuf Ali Salah
59.Mohamed farah 60. Anab Olad jama
61.Ali Ispettore 62. Mohamed dahir Agei
63.Ali farah Dabagooye 64. Abdi Gelle koreeye
65.MS Axada Diriye Mohamed 66. Ahmed aisane
67.Ahmed Mohamed warsame(Olyo) 68. Yusuf Guure
69.Yusuf Omar Hassan 70. Ainab shire
71.Mohamud Olow Osman 72. Mohamed Hassan Mohamud
73.Mohamed osman Omar 74. Jama Omar Ali
75.Mohamed Aden farah 76.Ali Sheikh farah
77.Mumin Ali Hersi 78.Farah Hashi Omar
79.Hooyadi Dhashay Farah Hashi Omar 80.Mohamed farah Dhurwaa
81.Basra Ali Hashi 82.Bashir Ali Guure
83.Mohamed Addow 84.Shua’b Ali Isse yare
85.Dr Mohamud Mohamed Abdirahman 86.Ali Gurei Aden
87.Amina Hussein farah 88.Haji Ali mumin Geedi
89.Abdullahi haji Ali Abukar 90.Suldaan Abdirahman Musse Shire
91.Sheikh Mohamud Mohamed 92.Bashir ahmed
93.Mohamed dahir 94.major Abdulkadir aftoje
95.Mohamed Bashir qoslaaye 96.Abdi Bashir Qoslaaye
97.Bashir Qoslaaye 98 Asha Bashir Qoslaaye
99.Ahmed Bashir Qoslaaye 100.Ayan Bashie Qoslaaye
101.amina Bashir Qoslaaye 102.Mohamed said garwayne
103.Isse Afqalooc 104. Raage
105.Col Mohamed Moham ud Yusuf 106.Dr Mohamed said Mohamed
107.Mohamud salah Mohamed(Dheere) 108.Mohamed yusuf Mohamed
109.Musse Afjar
110.Ali Osman Shabeelow 111.Mohamed jama Aw Mohamed
112.Ismail Mohamed salah(Qable) 113.Hurdaale
114 .Asli Yusuf Mohamed qaloqalow 115-Siyad Abdi Omar
116.Mohamud Dad Omar 117.Madoobe Ali
118.Gerri Abdullahi Isse 119.Ubah farah Musse
120.Ahmed Hassan Rooraaye 121. Abdi aziz Aw Khalaf
122. Ali Hudur 123.Abdullahi Isse garwayne
124. Mohamed Ysuuf Ali 125 Ali Warsame Ali
126.Abdi Mohamed Jussein
Fadlan Muwaadinkii haya magacyada dadkii shacabka ahaa ee lagu XASUUQAY magaalada Kismaanyo hana wadaageen si ay Warbaahinta Puntlandes ula wadaagto ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha caalamka.
DAGAAL OOGAYAASHA uu ka mid ayahay AXMED XAASHI oo XASUUQAAS gaystay miyuu ka mid noqon karaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed?
Ma kuwii dawladnimadii Soomaaliyeed burburiyey, oo XASUUQAY shacabkii Soomaaliyeed sida AXMED XAASHI ayaa lagu ABAAL mariyey inay Xubin ka Noqdaan Aqalka Sare?
Waxaa waajib ah haddii la doonayo inay dib usoo noqoto dawladnimadii Soomaaliyeed inaan la ogolaan inay ka mid noqdaan DAGAAL OOGAYAAL Baarlamaan Federaalka Soomaaliyeed gaar ahaan Aqalkiisa Sare oo ay tahay inay ka qayb noqdaan Shaqsiyaad dalka iyo dadkaba ka naxaya oo u adeegaya kuna caan ah u adeegida ummadda Soomaaliyeed ee aan Caan ku ahayn DAGAAL OOGNIMO iyo XASUUQ SHACAB.
Halkaan ka akhriso maqaal Cinwaankiisu yahay: FAALLO-Sawirro: Wax ka ogow Dagaal oogayaasha ku jira Musharixiinta Aqalka Sare oo ay soo bandhigtay Warbaahinta Puntlandes.
Puntlandes.com