Deg deg: Dagaal ka qarxay duleedka Gaalkacyo

22 okt 2016 (Puntlandes) Waxaa galabta markale dib u qarxay dagaal looga cabsi qabay in uu ka dhaco magaaladda.

226-3

Dagalka ayaa waxaa sababay kadib markii ay maleeshiyaadka Galmudug sooqaadeen weerar aargoosi ah, kaas oo ay uga jawaabayeen jabkii kasoo gaaray weerarkii ugu danbeeyey ee ay sooqaadeen.

Dagaalka ayaa gabi ahaanba ka duwan kuwii hore, waxaana ay rasastu badan tahay mida yar yar, taas oo cadaynaysa in labada ciidan aad isugu dhowyihiin.

Lasoco wixii kasookordha.

About The Author