Dhagayso: Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali oo si kulul uga hadlay xaaladda Gaalkacyo

24 okt 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas, oo maanta dib ugu soo laabatay Dalka ayaa ka hadlay xaaladda Cakiran ee magaaladda Gaalkacyo.

gaas1-764160

Madaxweynaha oo isaga oo kusugan garoonka diyaaradaha Boosaaso la hadlay saxaafadda, ayaa ugu horayn ka war bixin safarkiisii uu kusoo maray Dalka Isutaga Imaaraadka iyo Wadan aan dariska nahay ee Itoobiya, intaasi kadibna waxaa uu ka hadalay xaaladda magaaladda Gaalkacyo iyo dagaaladda ka socda.

Madaxweynaha ayaa sidii la filayeyba sheegay in ay hayaan, cadaymo cad cad oo lag kasoonaan karo, kuwaas oo cadaynaya sida cad ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu lug leedahay dagaalada ka socda Gaalkacyo.

Dhagayso hadalkii madaxweynaha.


Puntlandes.com

About The Author