Dhagayso: Gudoomiye Cumar Faraweyne “Dhaacish, Shabaab iyo Galmudug sumad makala lahan waana ku filanahy”
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Gaashaale Sare Cumar C/laahi Faraweyne, oo maanat saxaafadda lahadlay ayaa sheegay in ay, Dowladda Puntland daafacayso horayna u daafacday dhulkeeda iyo dadkeeda ciskasta oo kusoo duusha.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in aysan jirin dowlad Federaal ah, oo ay aqoonsan yihiin, waxaa kale oo uu sheegay in Al-shabaab, Galmudug iyo Daacish intuba ay yihiin Argagixiso isku sumad ah, Puntlandna ay ku filantahay Shacab iyo Dowladda intuba.
Dhagayso hadalkii gudoomiyaha.