Dhagayso: Aqoonyahan C/xamid Islaan Faarax oo Waraysi Siiyey Golaha1960 Waraysigaasi oo Dhinacyo Badan Taabanaya
2 nov 2016 (Puntlandes) Waraysi uu Aqoonyahan Cabdulxamiid Islaan Faarax siiyey Golaha1960, Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydhada xiriirka la leh sida Puntlandes.com.
Wuxuu Aqoonyahanku kaga hadlay dowladnimada Soomaaliyeed ,rajada mustaqbal ee ay soomaali qabto iyo faa’iidada uu Federaalku u leeyahay dalka Soomaaliya.
Dhagayso Waraysiga Aqoonyahan Cabdulxamiid Islaan Faarax siiyey Golaha1960
Puntlandes.com