Daawo Sawirka Todobaadka “Xasan waa Shabaab, Shabaabna waa Xasan”
8 Nov 2016 (Puntlandes) Farshaxanka Soomaaliyeed AminAmir ayaa sameeyey Sawir uu ku cabirayo in uu Madaxweynaha DFs Xasan Sheekh uu la shaqeeyo kana tirsan yahay Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab isogoo sameeyey Sawir ay ku xardhan tahay “Xasan waa Shabaab, Shabaabna waa Xasan”
Puntlandes.com