November 14 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa kadhacay isu soobax ballaaran oo roob doon ah iyadoona ay ka qaybgaleen madaxda dowladda Puntland iyo boqolaal kamid ah shacabka kunool magaalada Garoowe.
SAWIRRO
About The Author