Daawo-Sanado Badan Kadib Dayax Oo Xalay Dhulka Aad Ugu Soodhowaadey.
November 15 2016 (Puntlandes)-Dayaxa ayaa habeenimadii Joogey Masaafadii uu ugu dhawaa Dhulka tan iyo 1948 taas oo micneheedu yahay inuu ka weyn yahay sidii hore %7 kana Iftiin badan yahay %15, inkastoo isbadalka dhacay aysan Isha Bini’aadanka wada Cabiri karin.
Xalay Saqdii dhexe ayaa dayaxu wuxuu dhulka u soo jirsan doonaa Fogaan dhan 221,524 Ml oo u dhiganta 356,500 oo KM .
SAWIRRO