20 nov 2016 (Puntlandes) Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa u diiday inuu Tartamo Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xukuumada Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim kadib markii ay ku eedeeyeen inuu hareermaray Xeerka Doorashada.
Puntlandes.com
About The Author