DHEGEYSO-Xasan Sheekh Oo Sheegay Inay Bixiyeen Daymihii Lagu Lahaa.
November 22 2016 (Puntlandes)-Madaxweynaha waqtigiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladiisa ay bixisay Qaaraankii deynta ahaa ee lagu lahaa dowladda Soomaaliya.
Mar uu xalay ka qeyb galayay Munaasabad ka dhacday Dowladda hoose ee Muqdisho ayuusheegay in Lacagihii qaaraanka ee lagu lahaa Soomaaliya qaar laga cafiyay, intii kalena ay bixiyeen.
DHEGEYSO